Skip to main content

Somali - Biblical Giants, the Watchers and the Nephilim

Page 1


RafaaKitaabkaQudduuskaah

ShantakitaabeeShantaah

Waagaaswaxaadhulkakujiraydadwaaweyn,kadibnamarkiiwiilashiiIlaahuyimaadeengabdhihiidadka, ooaycarruurudhaleen,kuwaasooahaanimanxoogbadanoowaagiihoreahaaragcaanah.Bilowgii6:4

OohalkaasaannukuaragnayreerCanaaqookayimidreerRafaa,ooannagoouegsidaayaxookaleayaan hortoodakuahaannay.Tirintii13:33

WaagiihorereerEymiimayaahalkaasdegganaanjiray,dadwaaweynoobadan,oodhaadheersidareer Canaaq,kuwaasoosidookalelootirinjirayinayyihiinreerCanaaq,laakiinsereerMoo'aabwaxayiyagaugu yeeraanreerEymiim.SharcigaKunoqoshadiisa2:10-11

SharcigaKunoqoshadiisa2:19-21

MarkaadusoodhowaatoreerCammoon,hadhibin,hanaladagaalamin,waayo,dalkareerCammoonwaxba hantiahkumasiindoono,waayo,waxaansiiyeyreerLuud.(Taasnawaxaalootiriyeyinaytahaydhulay leeyihiinreerRafaa;oowaagiihorewaxaahalkaasdegganaayeenreerRafaa;reerCammoonnawaxayugu yeedhaanreerZamzummiim;ooahdadwaaweynoobadan,oodhaadheersidareerCanaaq;laakiinse Rabbiguhortoodaayuukabaabbi'iyey,oowaykadabatageenoomeeshoodiibaydegeen.

Waayo,boqorkiiBaashaanooahaaCoogookeliyaayaakahadhaydadkiireerRafaa;baleeg,sariirtiisu waxayahaydsariirbirah;miyaanaykujirinRabbaahdiireerCammoon?Sagaaldhudhunbayahayd, ballaadhkeedunawuxuuahaaafardhudhun,ookadhigandhudhunninOodhulkanooaanwaagaas haysannay,lagabilaaboAroerookutaalWebigaArnoonagtiisa,iyobadhkiisbuurtaGilecaad,iyo magaalooyinkeediiba,waxaansiiyeyreerRuubeeniyoreerGaadOointiikaleeeGilecaad,iyoBaashaanoo dhan,ooahaydboqortooyadiiOog,waxaansiiyeyqabiilkabadhkiisooreerManasehah;ooahgobolka Argoboodhan,iyoBaashaanoodhan,oolooguyeedhaydalkareerRafaaSharcigaKunoqoshadiisa3:11-13

IyoxeebtiiCoogooahaaboqorkiiBaashaan,ookamidahaadadkiikahadhayreerRafaa,oodegganaa AshtarothiyoEdrecii,Yashuuca12:4.

BoqortooyadiioodhanooCoogkulahaydBaashaan,ooxukumijirayCashtarodiyoEdrecii,ookahadhay kuwiiRafaakahadhay;waayo,kuwaasMuusewuulaayayoowuueryay.Yashuuca13:12

OosoohdintuwaxayubaxdaydooxadiiinaXinnomilaaxaggakoonfureedeereerYebuus,taasooah Yeruusaalem;oosoohdintuwaxaykorugubaxdaybuurtadusheedaookutaaldooxadaXinnomeegalbeed, taasookutaaldhammaadkadooxadareerRafaaeexaggawoqooyi.Yashuuca15:8

Taariikh

MarkaasaaYashuucawuxuukuyidhi,Haddaaddadbadantihiin,tagakaynta,oohalkaaskajardalkareer FerisiyokanreerRafaa,haddiibuurahaEfrayimaykugucidhiidhiyihiinYashuuca17:15

OosoohdintuwaxayhoosugudhaadhacdaydhammaadkiibuurtakutaaldooxadainaXinnom,ookutaal dooxadareerRafaaeewoqooyi,oowaxayhoosugudhaadhacdaydooxadiiXinnom,ookutaaldhinaca Yebuuseekoonfureed,oowaxayhoosugudhaadhacdayEnrogel,Yashuuca18:16

Samuu'eelKowaad17

1HaddabareerFalastiinwaxayciidankoodiiisusooururiyeeninaydagaalisudiyaariyaan,oowaxay dhammaantoodkusoowadaurureenSokoh,ooayreerYahuudahleeyihiin,oowaxaydegeenEfesdammiim ooudhaxaysaSokohiyoCaseeqah.

2MarkaasaaSaa'uuliyoraggiireerbinuIsraa'iilbaisasoowadaurursadeen,oowaxaydegeendooxada Eelaahagteeda,oowaxayisudiyaariyeeninayladagaallamaanreerFalastiin.

3ReerFalastiinwaxayistaageenbuurdhinacah,reerbinuIsraa'iilnawaxayistaageenbuurdhinacakaleah; oodooxobaaudhaxaysay.

4MarkaasaawaxaaxeradiireerFalastiinkasoobaxayningeesiahoomagiciisalaodhanjirayGoli'ad,oo reerGadahaa,oodhererkiisunawuxuuahaalixdhudhuniyotaako.

5Oomadaxiisanawuxuukulabbisanaakoofiyadnaxaasah,oowuxuuhuwanaadharbirah,oomiisaanka jaakaddunawuxuuahaashankunoosheqeloonaxaasah.

6Oolugahanawuxuukuhaystaynaxaas,garbihiisanawaxaaudhexeeyaynaxaas.

7Ushawarankaygunawaxayuekaydalwaaxtolmoah,madaxawarankanawuxuuahaalixboqoloosheqel oobirah;midgaashaansitanawuuhorsocday.

8MarkaasuuistaagayoouqayliyeyciidankiireerbinuIsraa'iil,oowuxuukuyidhi,Maxaadugusoobaxdeen inaaddagaalisudiyaarisaan?sowanigureerFalastiinmaihi,idinnaaddoommouahSaa'uul?Ninidiindoorta, oohaiisoodhaadhaco.

9Haddiiuuawoodoinuuiladagaallamooouuidilo,markaaswaxaanidiinnoqondoonnaaaddoommo; laakiinsehaddaankaadkaadoooaandiloisaga,markaaswaxaadnoqondoontaanaddoommonooahoowaad nooadeegidoontaan

10MarkaasaakiireerFalastiinwuxuuyidhi,CiidammadareerbinuIsraa'iilwaancaayayaamaanta,haddaba iisoodiraninaanisladagaallanno

11OoSaa'uuliyoreerbinuIsraa'iiloodhammumarkaymaqleenerayadiireerFalastiinwaynexeen,aad baynaucabsadeen

12HaddabaDaa'uudwuxuuahaawiiluudhalaykiireerEfraadahaaookayimidBeytlaxamYahuudah,oo magiciisanalaodhanjirayYesay,wuxuunalahaasiddeedwiil;ooninkiiwuxuuahaaninduqahwakhtigii Saa'uul

13SaddexdiiwiileeuguwaaweynaaYesaywaytageenooSaa'uulbayuraaceendagaalka;oosaddexdiisii wiileedagaalkategeymagacyadoodiiwaxayahaayeenElii'aabkiicuradkaahaa,iyoAbiinaadaabookuxigay, iyoShammaahoosaddexaad

14Daa'uudnawuxuuahaakiiuguyaraa;saddexdiiuguwaaweynaydnawaxayraaceenSaa'uul

15Daa'uudnawuukategijiraySaa'uul,wuunakasoonoqonjiray,oowuxuuutegijirayBeytlaxam,siuu idahaaabbihiisugudaajiyo

16OokiireerFalastiinnawuusoodhowaanjiraysubaxiyofiidba,ooafartanmaalmoodayuuismuujinjiray

17MarkaasaaYesaywuxuuwiilkiisiiDaa'uudkuyidhi,Haddabauqaadeefaahhadhuudhkandubanahiyo tobankankibistaahwalaalahaa,ookuorodxeradaugeewalaalahaa; 18Ootobankanfarmaajougeetaliyahakunkooda,oosooeegsidawalaalahaaxaalkooduyahay,oo rahaamaddoodaqaado

19HaddabaSaa'uul,iyoiyaga,iyoraggiireerbinuIsraa'iiloodhammuwaxayjoogeendooxadiiEelaah, iyagooreerFalastiinladagaallamaya

20MarkaasaaDaa'uudaroortiihorekacay,ooidihiikagategeymiddhawra,wuunasookaxaystayootegey sidiiYesaykuamray,oowuxuuyimidmeeshiilaamigaahayd,intiiciidankiidagaalkaubaxayeenooay dagaalkauqaylinayeen

21Waayo,reerbinuIsraa'iiliyoreerFalastiindagaalbayisusoodiyaariyeen,ciidannaciidanbayla dagaallameen.

22MarkaasaaDaa'uudgaadhigiisiikagategeygacantiikiigaadhigadhawrayay,oowuxuukuordayciidankii, wuunauyimidoowalaalihiisuduceeyey.

23Oointuuiyagalahadlayay,baleeg,waxaasoobaxaytiirrigiireerFalastiineeGadkayimid,oomagiciisa laodhanjirayGoli'ad,isagookasoobaxayciidankiireerFalastiin,oowuxuukuhadlayerayadiiookale; Daa'uudnawuumaqlay

24OoraggiireerbinuIsraa'iiloodhammumarkayninkiiarkeenayaykacarareen,aadbaynaucabsadeen

25MarkaasaaraggiireerbinuIsraa'iilwaxayyidhaahdeen,Maaragteenninkansoobaxay?Hubaalwuxuuu soobaxayinuureerbinuIsraa'iilcaayo,ooninkiidila,boqorkuwuxuukuhodmindoonaamaalbadan,oo wuxuusiindoonaagabadhiisa,ooreerkiiaabbihiisnawuxuukaxorayndoonaareerbinuIsraa'iil

26MarkaasaaDaa'uudraggiiagtiisataagnaalahadlay,oowuxuukuyidhi,NinkiidilareerFalastiinkanoo ceebtakaqaadareerbinuIsraa'iil,maxaalagusamayndoonaa?Waayo,waakumakanreerFalastiinee buuryoqabkaaheecaayaciidamadaIlaahanool?

27Dadkiinawaxayugujawaabeensidan,oowaxaykuyidhaahdeen,Sidaasaalagusamayndoonaaninkiidila.

28OoElii'aabwalaalkiisiiuguweynaaayaamaqlaymarkuulahadlayayragga,Elii'aabnaaadbuuugu cadhoodayDaa'uud,oowuxuukuyidhi,Maxaadhalkanugutimid?Ooyaadugatagtayidahaasyarcidladaku jira?Waanogahaykibirkaagaiyoxumaantaqalbigaaga,waayo,waxaadutimidinaaddagaalkaaragto.

29MarkaasaaDaa'uudyidhi,Maxaanhaddasameeyey?Sowsababtumajirto?

30Markaasuukajeestayooujeestaymidkale,oosidiiookaleayuukuhadlay;dadkiinawaxayugu jawaabeensidiihore.

31OomarkiiDaa'uudhadalkiisiimaqlayayaySaa'uulhortiisaugusheegeen,ooisnawuuuyeedhay.

32MarkaasaaDaa'uudwuxuuSaa'uulkuyidhi,Ninnayuusanqalbigiisuucabsanisagaaawadiis;anoo addoonkaagaahayaantegidoonaaooladiriridoonaamidkanreerFalastiin.

33MarkaasaaSaa'uulwuxuuDaa'uudkuyidhi,AdigumaawoodidinaadladagaallantomidkanreerFalastiin, waayo,waxaadtahaywiilyar,isagunawaanindagaalyahanahtaniyoyaraantiisii.

34MarkaasaaDaa'uudwuxuuSaa'uulkuyidhi,Anooaddoonkaagaahwaxaanhaynjirayidahaaabbihiis,oo waxaayimidlibaaxiyoorso,ooidahawanyarkasooqaatay.

35Markaasaankadababaxayookudhuftay,ooafkiisakasoobixiyey,oomarkuuigusookacayayaan gadhkakuqabtay,ookudhuftayoodilay.

36Anooaddoonkaagaahayaalibaaxiiiyoorsadabadilay;ooreerFalastiinkanbuuryoqabkaahwuxuunoqon doonaamidiyagakamidah,maxaayeelay,wuxuucaayayciidamadaIlaahanool

37OoDaa'uudnawuxuuyidhi,Rabbigaigasamatabbixiyeyciddiyihiilibaaxaiyociddiyihiiorsadaayaaiga samatabbixindoonagacantamidkanreerFalastiinMarkaasaaSaa'uulwuxuuDaa'uudkuyidhi,Tag, Rabbigunahakulajiro

38MarkaasaaSaa'uulDaa'uuduxidhaydharkiisii,oomadaxiisanawuxuusaaraykoofiyadnaxaasah,oo wuxuukaloohuwiyeydharbirah

39MarkaasaaDaa'uudseeftiisiikuxidhayhubkiisii,oowuxuuiskudayayinuutago,waayo,mauutijaabin MarkaasaaDaa'uudwuxuuSaa'uulkuyidhi,Kuwaaskumasoconkaro,waayo,maaanantijaabinMarkaasaa Daa'uudiskadhigay

40Markaasuuushiisiigacantakuqaatay,oowuxuukasoodoortayshandhagaxoosimandurdurka,oowuxuu kuridaykolayadhijiroouuhaystay,ookujiraykolay,oowadhafkiisiinagacantiisaayuukujiray,markaasuu usoodhowaadaykiireerFalastiin

41KiireerFalastiinnawuusoodhowaadayoousoodhowaadayDaa'uud;ninkiigaashaankasidaynawuuhor socday

42OomarkiikiireerFalastiinarkayDaa'uud,wuuquudhsaday;waayo,wuxuuahaawiilyaroocas,oo wejigiisunaqurxoonyahay

43MarkaasaakiireerFalastiinwuxuuDaa'uudkuyidhi,Maeeybaanahayooaaduloiisooqaadatay?Kii reerFalastiinnaDaa'uudbuukuhabaarayilaahyadiisii

44KiireerFalastiinnawuxuuDaa'uudkuyidhi,Iikaalay,oohilibkaagawaxaansiindoonaahaadkahawada iyodugaaggaduurka

45MarkaasaaDaa'uudwuxuureerFalastiinkuyidhi,Adiguwaxaadilatimidseefiyowaraniyogaashaan, laakiinsewaxaankuuguimidmagacaRabbigaciidammada,IlaahaciidammadareerbinuIsraa'iileeaad caasiday

46MaantaRabbigugacantaydabuuiisoogelindoonaa,waanankudilidoonaa,oomadaxaaganawaankaa qaadidoonaa,oomaantameydadkaciidankareerFalastiinwaxaansiindoonaahaadkahawada,iyodugaagga dhulka,sidunidaoodhammuayuogaatoinIlaahkujiroreerbinuIsraa'iil.

47OoshirkanoodhammunawuxuuogaandoonaainaanRabbiguwaxkubadbaadinseefiyowaran;waayo, dagaalkuwaakanRabbiga,oogacanteennabuuidinkusoogelindoonaa.

48OomarkiikiireerFalastiinsookacayoouuusoodhowaadayinuuDaa'uudlakulmo,ayaaDaa'uudsoo ordayoouordayxaggaciidankainuulakulmokiireerFalastiin

49MarkaasaaDaa'uudgacantakuridaykolaygiisii,oodhagaxkasooqaaday,oointuuwadhfiyeyayuukii reerFalastiinwejigakagadhuftay,dhagaxiinawejigiisiibuukudhacay,markaasuuwejigadhulkakudhacay

50MarkaasaaDaa'uudkiireerFalastiinkagaadkaadaywadhafiyodhagax,ookiireerFalastiinayuuku dhuftayoodilay;laakiinseDaa'uudgacantiisaseefkumajirin

51MarkaasaaDaa'uudordayooagistaagaykiireerFalastiin,ooseeftiisiikasooqaaday,oogalkiikasoo bixiyey,ookudilay,oomadaxiisiinakagooyayOoreerFalastiinnamarkayarkeeningeesigoodiidhintay ayaycarareen

52MarkaasaaraggiireerbinuIsraa'iiliyoreerYahuudahkaceenooqayliyeenooreerFalastiineryadeenilaa aadkatimiddooxadiiiyoirdahaCeqroon.OokuwiireerFalastiineelalaayaynawaxaykudhaceenjidka Shacarayim,iyoilaaGadiyoilaaCeqroon

53MarkaasaareerbinuIsraa'iilwaxaykanoqdeeneryashadiireerFalastiin,ooteendhooyinkoodiinaway dhaceen.

54MarkaasaaDaa'uudmadaxiikiireerFalastiinqaaday,ooYeruusaalemkeenay,laakiinsehubkiisii teendhadiisiibuudhigay.

55OoSaa'uulmarkuuarkayDaa'uudooubaxayakiireerFalastiin,ayuuAbneerooahaasirkaalkiiciidanka kuyidhi,Abneer,wiilkanyaaahwiilkanyar?MarkaasaaAbneerwuxuuyidhi,Boqorow,naftaadunooltahay, garanmaayo.

56Markaasaaboqorkiiwuxuukuyidhi,Soosheegwiilkaaytahaywiilkayar.

57OomarkiiDaa'uudkasoonoqdaylayntiireerFalastiin,ayaaAbneerkexeeyeyooSaa'uulhorkeenay isagoogacantakusitamadaxiireerFalastiin.

58MarkaasaaSaa'uulkuyidhi,Wiilyaatahay,wiilkeebaadtahay?MarkaasaaDaa'uudugujawaabay, WaxaanahaywiilkiiaddoonkaagaYesayooreerBeytlaxamahaa.

OoYishbiibenob,ookamidahaawiilashiiRafaa,oomiisaankiisuahaasaddexboqoloosheqeloonaxaasah, ooseefcusubkuxidhnaa,ayaaumaleeyayinuuDaa'uuddilo.LaakiinAbiishayinaSeruuyaahayaacaawiyey, ookiireerFalastiindilayoodilayMarkaasaaraggiiDaa'uudkudhaarteen,oowaxaykuyidhaahdeen,Mar dambedagaalnalagelimaysid,inaadandaminnalalkaIsraa'iil.Ootaaskadib,waxaamarkaledagaalka dhacayreerFalastiinmeeludhowGob:markaasSibbekayooreerXushaadahaaayaadilaySaf,ookamid ahaawiilashiiRafaaOohaddanawaxaaGobkadhacaydagaallalagalayreerFalastiin,halkaasooElxaanaan inaYaareoregimooreerBeytlaxamahaa,uukudilaywalaalkiiGoli'adooreerGatiahaa,ooushiiwarankiisu ahaydsidalooxdharkatolaOohaddanawaxaaGatkadhacaydagaal,halkaasoouukujirayninaadudheer, oogacankastakulahaalixfarood,cagkastanakulahaalixfarood,afariyolabaatanfarood,ooisnawuxuuu dhashayRafaaMarkuureerbinuIsraa'iilcaayay,YoonaataanooahaainaShimecaooDaa'uudwalaalkiis ahaaayaadilayAfartanninwaxayudhasheenGadooRafaaahaa,oowaxaykudhinteengacantiiDaa'uud iyogacantiiaddoommadiisa2Samuu'eel21:16-22

Ootaasdabadeed,dagaalayaakadhacayGeser,ooreerFalastiinlagaleen;oowakhtigaasSibbekayooreer XushaadahaawuxuudilaySippay,ookamidahaawiilashiiRafaa,oowaylajebiyeenOohaddanawaxaa dagaallalagalayreerFalastiin;ElxaanaaninaYaa'iirwuxuudilayLaxmiooahaawalaalkiiGoli'adkiireer Gati,ooushawarankiisunawaxayuekaydlooxdharkatolaOohaddanadagaalayaakadhacayGat,halkaas ooninaadudheeraa,oofarahiisaiyofarihiisubaayahaayeenafariyolabaatan,lixgacankasta,lixcag kastanaayahaayeen,ooisnawuxuuahaawiilkiiRafaaLaakiinmarkuucaayayreerbinuIsraa'iil,Yoonaataan ooahaaShimeawalaalkiisDaa'uudayaadilayKuwaaswaxaaudhashayRafaaooGatjooga;oowaxayku dhinteengacantiiDaa'uudiyoaddoommadiisii1Taariikhdii20:4-8

Wuuijebiyaajabjabkadib,oosidaninweynayuuigusooordaaAyuub16:14

Apocrypha

Waayo,kiixooggabadnaadhallinyaradiikumadhicin,wiilashiiTitans-nakumaaydhicin,kuwawaaweynna kumaaydhicin,laakiinJudithooahaydgabadhiiMeraariayaakudaciifisayquruxdeedawejigeedaJudith 16:7

Waayo,waagiihore,markiiaybaaba'eenrafiiqyadiikibirkabadnaa,rajadadunidaoogacantaadumaamusho waxaykubaxsatayweeldaciifah,oowaxayudaynjirtayqarnikastafarcanjiilahXigmaddaSulaymaan 14:6

Umauusanqalbiqaboojindadkiiwaaweynaaeenacasnimadaahaa,kuwaasookudhacayxoogga nacasnimadoodaEcclesiasticus16:7

Sidabaruurtalagaqaadayqurbaankanabaadiinada,sidaasookaleayaaDaa'uudloogadoortayreerbinu Israa'iilWuxuulaciyaaraylibaaxyosidiicarruuryaryarookale,iyoorsosidabaraarookaleMiyuusandilin ninweyn,markuuweliyaraa?Oomiyaanuudadkakaqaadincaydii,markuugacantiisakoruqaadaydhagaxii kujiraywadhafkii,oouukudhuftayfaankiiGoli'ad?Waayo,wuxuubaryayRabbigaugusarreeya;oowuxuu gacantiisamidigkuxoogeeyeyinuudilodagaalyahankaasxooggabadan,oouukoruqaadogeeskadadkiisa. Ecclesiasticus47:2-5

Taniyobilowgiiwaxaajiraydadwaaweynoocaanah,ooaaduwaaweynaa,ooaaduyaqaandagaalka. KuwaasRabbigumauudooran,manasiinjidkaaqoonta.Laakiinwaybaabba'een,maxaayeelay,maay lahaynxigmad,oowaxaykudhinteennacasnimadoodii.Baaruug3:26-28

MarkaasaawiilkiisiiYuudas,oolaodhanjirayMaccabeus,ayaameeshiisiikakacay.Walaalihiisoodhan ayaacaawiyay,iyokuwiiaabbihiislajirayoodhan,waxaynasifarxadlehuladagaallameendagaalkiiIsraa'iil. Sidaasdaraaddeedwuxuudadkiisiikuhelaysharafweyn,oowuxuuxidhnaalaab-laabsidaninweyn,oo wuxuukuxidhayhubkiisiidagaalka,oowuxuudagaallogalay,isagoociidankakuilaalinayaseeftiisa. Falalkiisiiwuxuuuekaalibaax,iyosidaillinlibaaxoouqaylinayaugaadhsigiisa.Waayo,wuxuueryaday kuwasharkaleh,oowuuraadiyay,oowuxuugubaykuwiidadkiisadhibayay.Sidaasdaraaddeedkuwasharka lehayaaugaabsadaycabsiaawadeed,ookuwiixumaantasameeyaoodhanwaydhibeen,maxaayeelay, badbaadintugacantiisaayaykubarwaaqoobeen.Ooboqorrobadanayuuumurugooday,Yacquubnawuuka farxiyeyfalimihiisii,xusuustiisunaweligeedwaabarakaysantahayOowelibawuxuudhexmaray magaalooyinkaYahuudah,isagookabaabbi'inayakuwasharkaleh,ookafogeeyacadhadaIsraa'iil.Sidaas daraaddeedwaxaalooyaqaanayilaadhulkaugushisheeya,wuxuunausoodhoweeyeykuwadhimanaya1 Maccabees3:1-9

Enoog

Dhammaanintiikaleoolasocotaynawaxayguursadeennaago,midwalbanawuxuudoortaymid,waxayna bilaabeeninayutagaanooayiskunijaaseeyaan,waxaynabareensixiriyosixir,iyojaristaxididdada, waxaynabarteendhirta.Waynauuryeesheen,waxaynadhaleenwaaweynoowaaweyn,oodhererkooduahaa saddexkunooells(Ellwaahalbeegcabbiroowaqooyi-galbeedYurubah,asalahaanloofahmayhaldhudhun, dhererkagacantaiyogacantalafidiyey.Cabbirradakaleeeellwaxaylamidyihiin27-45inji):Kuwaasoo cunaydhammaanwixiidadkuiibsadeen.Markiidadkusiihaysankariwaayeen,ayayRafaalkiikasoohor jeesteenoocuneenaadanaha.Waxaynabilaabeeninaykudembaabaanshimbiraha,iyoxayawaanka,iyo xamaaradaha,iyokalluunka,iyoinaymidbamidkakalehilibkiisacuno,ooaycabbaandhiigga.Dabadeed dhulkuwuxuukueedeeyaykuwasharkaleh.Enoch7:1-6

Dumarkunawaxaydhaleendadwaaweyn,oodhulkaoodhannawaxaakabuuxsamaydhiigiyoxaqdarro. Enoch9:9

Wuuiijawaabayoowuxuuiguyidhi,oowaxaanmaqlaycodkiisii:Hacabsan,Enoog,ninxaqahoosaxahoo ahqoraagaxaqnimada:halkanusoodhowaadaoocodkaygamaqal.Ootag,oowaxaadlahadashaaIlaalada samada,kuwaasookuusoodirayinaaduduceeyso:Waainaaduduceesaaragga,eemaaharaggaadiga: Maxaadugatagteensamadasare,quduuskaah,ooweligeedah,ooaadlaseexateendumarka,ooaadisku nijaasayseengabdhahadadka,ooaadnaagouguursateen,ooaadusamayseensidacarruurtadhulka,ooaadu dhasheensidawiilashaadaookale?Inkastooaadquduusahaydeen,ruuxiah,ooaadkunoolaydnolosha weligeedah,haddanawaxaadiskunijaasayseendhiiggadumarka,oowaxaadcarruurkudhashaydhiigga

jidhka,oosidacarruurtadadkuujeclaadeenjidhkaiyodhiiggasidakuwadhintaoobaabba'aSidaas daraaddeedwaxaaniyagasiiyeynaagosiayuuuraystaan,ooaycarruurugadhalaan,siaanaywaxbadhulka uguwaayinLaakiinwaxaadhoreuahaydruuxi,oowaxaadkunoolaydnoloshaweligeedah,ooaadu dhimanjirtayqarniyobadanoodunidaahSidaasdaraaddeedanigukuumaaandoorannaago;Waayo,kuwa ruuxigaaheejannadakujira,waxaykuhoydaanjannadaHaddaba,kuwawaaweyn,oolagasoosaaray ruuxyadaiyojidhka,waxaalooguyeedhidoonaajinniyosharlehdhulka,dhulkanahoygooduwuxuuahaan doonaaJinniyosharlehayaakasoobaxayjidhkooda;waayo,waxaykadhasheendadka,ooIlaalada quduuskaahayaaahbilowgiiiyoasalkoodiihore;waxaynoqondoonaanjinniyosharlehdhulka,jinniyoshar lehnawaxaalooguyeedhidoonaaRuuxyadajannada,waxaykuhoyandoonaanjannada,laakiinruuxyada dhulkakudhashaydhulka,waxaykuhoyandoonaandhulkaRuuxyadawaaweynnawaxaydhibidoonaan, dulmidoonaan,burburindoonaan,weeraridoonaan,dagaallamidoonaan,ooburburindoonaandhulka,oo dhibidoonaan;cuntomacunaan,laakiingaajoiyoharraadbaysababidoonaanRuuxyadaniwaxaykukici doonaancarruurtaraggaiyodumarka,maxaayeelay,waykasoobaxeen.Enoch15:1-11

Lagabilaabomaalmahalagowracoiyoburburkaiyodhimashadadadkawaaweyn,ookaimanayanafaha jidhkoodaooruuxoodu,markaybaxaan,aybaabbi'indoonaaniyagoonxukunqaadan.Sidaasayubaabbi'in doonaanilaamaalintadhammaadka,xukunkaweyneewakhtigalagudhammaystiridoono,ookasarreeya kuwailaaladaahiyokuwaaancibaadadalahayn,haa,sibuuxdaayaaloodhammaystiridoonaa.Enoch16:1

Aniga,Enoog,ayaanujawaabayookuidhi:Rabbiguwuxuudhulkakusamayndoonaawaxcusub,tanna waxaanhoreuguarkayriyo,oowaxaankuusheegayaainjiilkiiaabbahayJaredqaarkamidahmalaa'igaha samadaayjebiyeenereygaRabbiga.Oobaleeg,waydembaabaanoosharcigaayayjebiyaan,oowaxayla midoobeendumaroowaydembigaleen,oowaxayguursadeenqaarkamidah,oowaxaycarruurkadhaleen. Oodhulkawaxaykudhalidoonaandadwaaweynooaanahaynruuxa,laakiinjidhka,oowaxaajiridoona ciqaabweynoodhulkaah,dhulkanawaalaganadiifindoonaawasakhoodhan.Haa,waxaaimandoona burburweynoodhulkaoodhanah,oowaxaajiridoonadaadiyoburburweynoohalsanoah.Enoog106:1316

Sannad-guuradaJubilee-ga

Oomarkiicarruurtiidadkubilaabeeninaykubataandhulkaooaygabdhoudhasheen,malaa'igihiiIlaahbaa arkaysannadkamidahsannaddanyubiliiggaah,ooayaaduquruxbadnaayeen,oowaxayguursadeen dhammaankuwiiaydoorteen,oowaxayudhaleenwiilal,oowaxayahaayeenragwaaweyn.Jubilees5:1

Waayo,saddexdanwaxyaaloodawgooddaadayaadhulkakusoodegay,taasooah,sinadaasooayuguwacan tahaysinadaayIlaaliyayaashukasoohorjeedaansharcigaqaynuunnadoodaaykusinaysteengabdhahadadka, ooayguursadeenwaxkastaooaydoorteen,ooaybilaabeenwasakhnimada.Waxaynadhaleenwiilal Nafiidiimah,dhammaantoodnawaykaduwanaayeen,waynaiscuneen:Rafaa-giinawaxaydileenNafiliim, Nafili-nawuxuudilayEljo,iyoEljo-kii,iyomidbamidkakale.Midwalbanawuxuuiskuiibiyayxumaaniyo inuudaadiyodhiigbadan,dhulkunawuxuukabuuxsamayxumaan.Jubilees7:21-23

WuxuuusheegayxukunkiiRafaa,iyoxukunkiiSodomiyiinta,sidalooguxukumayxumaantoodaawgeed,oo ayudhinteensinadoodii,iyowasakhnimadooda,iyomusuqmaasuqawadajirkaaheeaykusameeyeensinada. Jubilees20:5

LaakiinkahorintaysandhulkaGilecaaduguyeerijirindalkaRefaa'iim;waayo,waxayahayddalkiiRefaa'iim, Refaa'iimnahalkaasayaykudhasheen,oodhererkooduwuxuuahaatoban,sagaal,siddeed,ilaatoddoba dhudhunJubilee29:9

BuugaagtalaIloobayeeCeeden

Raggiiwaxayigeeyeensamadashanaadoowayidhigeen,halkaasnawaxaankuarkayaskarbadanooaanla tirinkarin,oolaodhanjirayGrigori,oomuuqaalbini'aadamah,cabbirkoodunawuukaweynaakanwaaweyn,

wejiyadoodunawayengegeen,aamusnaantaafkoodunaweligeedmajirin,manajirinadeegsamadashanaad, markaasaankuidhiraggiiilajoogay:Maxaykuwanaaduengegeen,wejiyadoodunaumurugaysanyihiin, afkoodunauaamusanyahay,maxaaselooguadeegiwaayaysamadan?Oowaxayiguyidhaahdeen:Kuwanu waaGrigori-yada,kuwaasooamiirkoodiiShaydaanailuudiidayRabbigaiftiinka,kadibnawaxaadhulkaku dhacaykuwagudcurkaweynkujirasamadalabaad,saddexkamidahnawaxaydhulkaugasoodhaadhaceen carshigiiRabbiga,oowaxaytageenmeeshiiErmon,oowaxaykujebiyeennidarradoodiibuurtaErmon, waxaynaarkeengabdhahadadkasidaayuwanaagsanyihiin,oowaxayguursadeennaago,oodhulkaku nijaaseeyeenfalalkooda,kuwaasoowakhtikastaooda'doodaahsameeyaysharcidarroiyoisku-darka,oo waaweynnawaxaadhasharagwaaweynoocajiibahiyocadownimoweynSidaasdaraaddeedIlaahbaaku xukumayxukunweyn,waynauooyeenwalaalahood,waxaanalaciqaabidoonaamaalintaweyneeRabbiga SirtaEnoch18:1-4

Haddaba,carruurtaydow,kacararasinada,ookuamraxaasaskiinnaiyogabdhihiinnainayanmadaxoodaiyo wejigoodaqurxinsiaymaskaxdaukhiyaaneeyaan;maxaayeelay,naagkastaookhiyaanadanadeegsata waxaaloohaystayciqaabweligeedah.Waayo,sidaasayusoojiideenIlaaliyayaashiikahorreeyaydaadkii; waayo,kuwaasoohadiyojeerarkayay,wayjeclaadeen,oowaxaykufikireenfalkoodamaskaxdooda;waayo, waxayisubeddeleenqaabkiiragga,oowaxayumuuqdeenmarkiiaylajoogeennimankooda.Oodumarkiioo maskaxdoodakudamacayayqaabkooda,waxaydhaleendadwaaweyn,waayo,Ilaaliyayaashuwaxayu muuqdeeninaysamadagaadhayaan.Haddabaiskajirasinada;oohaddaaddoonaysaaninaadmaskaxdiinna daahirahaataan,kailaalidareenkiinnanaagkasta.AxdigaRuubeen2:17-20

BoqorAkor,ooahaaninaadudheer,waxaanhelayisagoowarantuurayahortiisaiyogadaalisagoofaras fuulaya,dhagaxmiisaankiisuyahaylixdanrodolayaanqaaday,oowaantuurayoofaraskiisiikudhuftayoo waandilay.YacquubnawuxuudilayBeelesath,ooahaaboqorkiiboqorradaoodhan,ooahaaninweynoo xoogbadan,oolabaiyotobandhudhundhererkiisuahaa.AxdigaYahuudah1:18,22

Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook