Medlemsbrosjyre Delta_somali

Page 1


Delta maarkaad xubin ka tahay, kaligaa ma taagnid!

Xubno 100 000 ka badan ma wada khaldamaan

Xubin markaad ka tahay Delta waxaad tahay qof aad u xoog badan xaga shaqada. Waxaadna helaysaa wadooyin fiican oo aad wax ku badashid. Xubnaha anaga naga tirsan waxay ka shaqeeyaan adeegyada howl qabadka guud, waxayna haystaan shaqooyin kala duwan. Waxaynu wada samaynaynaa samafal bulsho xaalal nolaleedka norway.

Soomaali

Way inoo fududnaanaysa inaan wax badalno markaynu isku tiirsanaano. Delta waxay u shaqaysa xubin kasta oo ay siinaysa caawin khaas ah qofkasta markuu u baahnaado.

Markaa xubin ka tahay waxaad helaysa

Ammaan

Delta waxay u shaqaynaysaa inuu amaan noqdo booskaaga shaqada, xaalad shaqo oo fiican iyo fursad aad aqoontaada ku hormarisan kartid. Dad badan waxay u qaataan fa´iidooyinka aan hayno sidii wax iska cad oo aan sharraxaad kale u baahnayn. Delta waxaa muhiim u ah in caruurtaada iyo caruurtay si dhalaan ay helaan amman xaga shaqada oo ilaalinaysa xuqooqdooda.

Caawimo markaad u baahantahay

Delta waxay bixaysaa la talin bilaash ah adiga iyo dadka kale ee xubnaha ka ah isniin ilaa jimce saacada: 08:00-20:00. Nasoo wac, chat ama email noosoo dir. La taliyaashayada baa kuu soo jawaabaya. Ma jiraan ururo shaqaalaha oo haysta taadayadoo kale.

Hormarinta aqoonta

Ururkanaga shaqada wuxuu u shaqaynaya inaad aqoon shaqomeedkaaga hormariso, fursad aad u hesho aqoon horimarin. Waxaan u shaqaynaynaa inaad:

• In aqontaada la qiimeeyo

• In fursaad aad wax ku barato hesho nolashaadoo dhan

• Aqoontaado kororta waxaa ku kordhaya mushaharka

• Tayoda hawsha inay fiicnaato

Kor u qaadinta mushaharka

Delta waxay u shaqaynaysaa inaad hesho:

• Mushahar fiican iyo xaalad shaqoo fiican

• Horumar mushahar oo cadaalad ak

• Cadaalad markaa shaqayso wakhti dheraad ah

• Xuquuq fasax, mushahar markaa xanuusanaysid, fasax qaadasjo iyo lacagta la siiyo dadka hawl gabka ah

• Daryeel dhinaca wakhtiyada la shaqaynayo

Faa´iidooyinka xubinta iyo qiimo dhimis

Delta iyo YS markaad xubin ka tahay waxaad kaydsan kartaa Intaad xubinimada ku bixisay iyo in ka badan. Warqada dhinaca kale oo fiiri waxaad kaydsan kartid

Labada bilood ee ugu horeeya waa bilaash. Sidaas baad ku tijaabin karta Delta xubin faa´iidooyinkeeda.

Faa´iidooyin kale? Hada xubin ka tahay waxa helaysa qiimodhimin ah:

• Caymis Gjensidige ah

• Amah guri iyo hawla kale ee bangiga Nordea qabto

• Habeeno ku dhixid huteelada sida Thon hotel, Strawberry, Scandic iyo Sembo

• Baabuur ka kiraysanayso Avisa

• Gaari mayritaan iyo shidaal Esso ah

• Doomaha lagu dalxiiso sida Color Line iyo BFDS

• Qiimo fiican dukaanka onlineka ee milrab.no

• Qiimo dhimis buliyeeti/tigirka shineemada ee kinoklubb Norge

• Qiimo dhimis caawimaadka qarreenka ee arrimaha kuu qaaska ah

Fiiri waxaad kaydsan kartid markaad xubin ka tahay Delta!

Hadaa isticmaasho faa´iidoonyakaga xubin nimada, waxaad kaydsan kartaa qimahaad bixinaysid iyo in ka badan.

Kaalkullaytarka kuu xisaabinaya faa´iidooyinka Delta

Kallkullaytarka sixaabinaya faa´iidooyinka delta wuxuu ku tusayaa waxaad ku kaydsankarto ee aad ku isticmaali karto faa´iidooyinkaaga. Waxaad kaloo arki kartaa faa´iidooyinka ad halaysid markaad xubin ka tahay YS.

Tooos uga fiiri kaalkullaytarka kutusaya faaíidoyinka QR-kodehan, website kan waad ka fiirin kartaa delta.no/medlemsfordeler/fordelskalkulator

App-ka Delta marka isticmaalayso ururka shaqaalaha gacantuu kuugu jira

Hadaa xubin ka noqoto Delta, app-ka soo dajisanaysa. Wuxuuna kaa caawinaya inaad ka faaidaysato faa´iidooyinka xubinnimadaada

App-ka waxaad ka helaysa sida:

• War bixinaha cusub ee markaa socda

• Xiriir toos ah oo aad kula xiriiri karto wakiilkaaga iyo Delta Direkte

• Faahfaahin buuxda oo faa´iidooyinkaga ku tusaysa

Halkan kasoo dajiso:

Mobile: Android Mobile: iPhone

Nala soo xiriir: delta.no • telefon: 02125 • email: post@delta.no

Hadaa rabto inaad digital iska qorto, fadlin isticmaal kodekan QR ah

Haa, waan raba inan xubin ka noqdo Delta

FAR WAAWEEYN KU QOR

MAGAC LAMBARKA DHALASHADA. (11 LAMBAR)

MEESHA DAGANTAHAY

POSTNR. MAGAALADA

MOBIL E-MAIL

Xirfad ama xubin urur

Waan shaqeeyaa Waxaan ku jiraa tabo bar shaqo (xubin ka noqosho bilaash ah)

SHAQO ABOBARASHADA WAXAAN DHAMAYNAYA (BB.SS)

SHAQO BIXIYAHA

MEESHA SHAQADA

CIWAANKA SHAQADA

NOOCA SHAQADA

DARAJADA SHAQADA

Waxaan ahay arday

POSTNR. MAGAALADA

DARAJADA MUSHAHARKA

Waxaan ahay arday wax barta wakhti buuxa. Xafiiska dawlada ee ardayda caawiya (Statens Lånekasse)

WAX BARASHADA WAXAAN DHAMAYNAYA (BB.SS)

MEESHAAD WAX KA BARATO

PROGRAMKA

POSTNR. MAGAALADA

SOO XEERO GELIYAHA BAA QORAYA

MAGAC

Xubin ka noqoshada

Xubin ka noqoshada waa ku bilaash haday tahay arday ama tabo bar shaqo ku jirto

Hadaad ka noqonaysid Delta xubin wa inaad aqbasho sharciya xubinta. Sharciyada waxaa ka heleysaa halkan: delta.no/medlemskap

Haa, waan aqriyey, waana aqbalay Delta sharciyadeeda xubinta

TAARIIKH SAXEEX

Ilaaalinta qofka warbixintiisa: Delta markay qofka warbixintiisa hayso waxay u ilaalinaysa sido sharciga ilaalinta war bixinta qofka (personopplysningsloven) uu qoray. Hadaa warbixin dheeraad ah uga baahantahay sidaan u ilaalinayno warbixintaada, halkan ka fiiri delta.no/personvern.

Haa, waan rabaa inaan helo Delta qiimaheeda

xubinnimo ee Gjensidige iyo Nordea

Faa´iidoonyinkaaga xubin ka noqoshada

Gjensidige

Dad badan oo ku xiran Gjesidig way isticmaalaan faa´iidooyinkooda. Inbadana waxay kaydsadaan kumanaan. Faa´iidooyinka waxay soconayaan ilaa intaad xubin ka tahay.

Waan rabanaa inaan warbixin ka helo faa´iidoonyinka shirkada Gjensidig ii leedahay, waana u fasaxay Delta inay sii bixiso warbixinta lagama maarmaanka ah ee aniga i qusaysa* waxaan ku rabaa xayaysiiska iyo talooyinka:

Gjensidige caymis isoo wacdo

E-mail

SMS

* Shirkadaha Gjensidig waa Gjensidig qaybta caymiska iyo qaybta caymiska lacagta la siiyo dadk hawlgabka ah. Ufasaxa kadib waxay isla qaybsanayaan lambarka lagu siiyo, maalinta xubin ka noqotay, magacaaga oo buuxa, meeshaad dagantahay, mobil lambarkaaga iyo emailkaaga.

Faa´iidooyinkaaga xubin ka noqoshada Nordea

Balanta bankiga markaa la gasho Nordea waxaad helaysaa mid ka mida suuqa kuwa ugu fiican lacagta dulsaarka ee amaahda guryaha iyo faa´iidooyin badan. Waxaad kaydsan kartaa kumanaan.

Waan raba inan warbixin ka helo qiimaha xubin ka noqoshada Nordea, waana u fasaxay Delta inay sii bixiso warbixinta lagama maarmaanka ah ee aniga i qusaysa*. waxaan ku rabaa xayaysiiska iyo talooyinka:

Nordea iso wacdo

E-mail

SMS

* Ufasaxa kadib waxay Delta si siinaysa Nordea lambarka lagu siiyo markaad ku xubin katahay, maalintad xubin ka noqotay, dhalashadaada, magacaaga oo buuxa, meeshaad dagantahay, mobil lambarkaaga iyo emailkaaga.

Jawaabanhan hadaa rabto inaad badasho nala soo xiriir: Delta si toosa ugala xiriir: direkte@delta.no

Ka fiiri faa´iidooyinkaaga dhan delta.no

Turn static files into dynamic content formats.

Create a flipbook
Issuu converts static files into: digital portfolios, online yearbooks, online catalogs, digital photo albums and more. Sign up and create your flipbook.
Medlemsbrosjyre Delta_somali by Delta - en arbeidstakerorganisasjon i YS - Issuu